Home Events Somali MOMS night out

Somali MOMS night out

Waxaad ku casuuman tahay Habeenkeenna Hooyooyinka Soomaaliyeed ee Banaanka.

Saturday,  June 13 | 7 – 9 PM

Fadlan nagu soo biir hooyooyinka Soomaaliyeed ee DSACO si aad uga qayb gashaan habeen u baahanahay madadaalo, cunto, sheekooyin, baahiyo iyo welwel nala wadaaga!

DSACO waxay dabooli doontaa kharashka cuntada.

Fadlan iska diiwaan geli kahor June 8, 2026  www.dsaco.net/events

Su’aalo? Fadlan la xiriir Amina Said: asaid@dsaco.net.

 

Date

Jun 13 2026

Time

7:00 pm - 9:00 pm

Support a Lifetime of Opportunities